Qeexid
"eeg curdanso. ld curdansad, curdansi."
"eeg curdanso. ld curdansad, curdansi."
Wadaag:
Naq ama miro markaa soo baxay oo aan weli gahayroobin.
Wax dhowaan dhashay oo aan weli adkaan. ld cardun, curdin, curdun.
m.l
Wadaag:
eeg dandaanso. ld daddaansad, daddaansasho, dandaansad.
m.f.dh
Wadaag: