Qeexid

"(-yayaal m.l/dh) (riw.) Qofka wax curiya."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga curiye oo kali ah:
  • Guruubka Birta Alkali waa lix curiye ee guruubka 1aad ee Diwaanka Curiye kuwaas oo kala ah: Liithiyaam ( Li ), Sodhiyaam ( Na ), Botashiyaam ( ), Rubiidhiyaam (Rb), Kaasiyaam ( Cs ) iyo Faransiyaam ( Fr ).
  • Qaarkood waxaa ku jira 8 curiye, kuwo kale wax ku dhex jira 6 curiye, halka guruubyada qaar ay ku dhex jiraan 4 curiye oo kali ah.