Qeexid
"ld curraafeyn."
"ld curraafeyn."
Wadaag:
Xiddigaha ka faalliga; xiddigiye.
Qof faalka yaqaan. ld curraf, curraafiye.
m.l
Wadaag:
Xiddiga ka faalin. ld curraafi, currafee, currafi.
f.mg2
-feeyay, -feysay
Wadaag:
curraafee. ld currafeyn, curraafin, curraafis, currafin, currafi curraafi f.mg2 ld curraafee.
m.f.dh
-iyay, -isay
Wadaag:
Budaynta xashirka bunka oo kal iyo mooye lagu budeeyo.
m.l
Wadaag:
(-syo, m.dh) Maanso ama sheeko la allifay.
(-syo, m.dh) Curiye kiimikaad.
ld curin.
m.l
Wadaag:
(-syo, m.dh) U dhaafidda dembi ama qaan cid gashay. ld cafi1.
m.l
Wadaag: