Qeexid

"(-byo, m.dh) Doog aad u jilicsan."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga curub oo kali ah:
  • Waxan aad u daawan jiray Hotel Shabelle, Jubba, Curuba, iyo dhismihii hore ee baarlammaanka.
  • Cillada iy naxligu wuu ka bixi, curubta reer Laane.