Qeexid

"Laab ama guntin yar oo gala wax la tolayo."

Qeexid Kale

ld curqid.

Qeexid Xigta

Xanuun yar oo laga dareemo murqaha iyo seedaha kolka fadhi lagu raago.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine