Qeexid
"Shay la tolay ama la falkiyey guntiin yeelasho."
Qeexid Xigta
Kaddib markii fadhi lagu raago xanuun yar murqaha ka dareemid.
"Shay la tolay ama la falkiyey guntiin yeelasho."
Kaddib markii fadhi lagu raago xanuun yar murqaha ka dareemid.
“Lug baa i curuqday”.
Wadaag:
Laab ama guntin yar oo gala wax la tolayo.
Xanuun yar oo laga dareemo murqaha iyo seedaha kolka fadhi lagu raago.
ld curqid.
m.l
Wadaag:
(-rqay, -ruqday; -rqi) Qalab af fiiqan wax ku mudid.
f.mg1
Wadaag:
(-qyo, m.dh) (c.nafl.) Sooh unugyadiisu ay leeyihiin awood isku roor iyagoo sameynaya xoog ama dhaqaaq. Muruqyadu waxay leeyihiin, habab ay tamarta kiimikaad ugu rogi karaan tamar makaanikaad.
m.l
Wadaag:
Carjawda qulaanqulshaha hunguriga cad oo ku taal cunaha ragga oo xagga dibadda u soo taagan; halcun.
Qoorta hor ee dhuuban o weelasha qaarkood leeyihiin; sida: dhalada, ubbada iwm.
m.l
Wadaag:
Geed wax xididdadiisu dhulka ka soo wada fuqeen noqosho.
f.mg1
-qay, -qday
Wadaag:
curi curi f.g2 Wax aan hore u jirin samayn, sida maanso, muusika iyo qoraal allifid.
-iyay, -isay
Wadaag:
Dad ama xoolo ilmihii ugu horreeyey dhalid.
Cir, di'id billaabid.
f.mg3
-rtay, -ratay
Wadaag:
(-syo, m.dh) Maanso ama sheeko la allifay.
(-syo, m.dh) Curiye kiimikaad.
ld curin.
m.l
Wadaag:
(-iyo, m.dh) Xeer aan qornayn ee la isku maamulo; xisti. ld curuf.157
m.l
Wadaag:
curfi jirka oo dhan, waxaana keena cunitaanka cunno faasid ah oo wadata baktiiriya ama sun baktiiriya, ama sunta lagu laayo xasharaadka miraha iyo khudradda, amase sun kiimikaad: Pb, Hg (merkuuriyada). Astaamo: 1-24 saacadood kaddib markii la cunay cuntadii sumeysnayd waxaa la isku arkayaa: matag, shuban, calool xanuun iyo lallabo.
Wadaag:
(-iyo, m.dh) Xeer aan qornayn ee la isku maamulo; xisti. ld curuf.157
m.l
Wadaag: