Qeexid

"Xididdada yaryar ee dhiigga qaada."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga curuuq oo kali ah:
  • Wacays oo aabbihii ah ayaa ugu dambayntii u geeyey dhakhtar curuuqda iyo maskaxda ku takhasusay, kaasi oo ahaa midkii ugu dambeeyey ee uu ku quus qaadanayey.