Qeexid

"Curyaan ka dhigid."

Qeexid Xigta

Hawl, arrin iwm xannibid.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga curyaami oo kali ah:
  • Sababaha curyaamiyey Ismaamulka waxaan ku soo koobi karnaa laba: a) Dhaqanka shacbiga Somalida cudurka ku jira ee qabiilka ah ee lidka ku ah horukaca bulshada.
  • In hantida qarank iyo khayraadka qaaradda Afrika ka soo baxa lagu jeediyo la dagaalanka cudurka HIV/AIDS, la na joojiyo dagaalada sokeeye ee curyaamiyaya dhaqaalaha qaaradda Afrika.