Qeexid
"Qof labada lugood beelay."
Qeexid Xigta
Hawl socon waayday.
"Qof labada lugood beelay."
Hawl socon waayday.
Wadaag:
(-aamay, -aantay; -aami) Qof labada lugood beelid.
f.mg1
Wadaag:
Qof xanniban oo wax u suurtaggeli waayeen ahaansho.
Hawl, wax xannibaadi gashay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Curyaan ka dhigid.
Hawl, arrin iwm xannibid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Dhado iyo ciiro isku jira. ld ceeryaamo, ciiryaamo, ciiryaan.
m.dh
Wadaag:
Xirmidda sanka neeftu ku xiranto, duray, sanboor iwm awgood.
m.l
Wadaag:
Awood qarsoon oo qofka la socotadhalashada ilaa dhimashada qofka, sababna unoqota xumo iyo samo waxa uu la kulmayo;nasiib; hoodo.
m.l
Wadaag:
Dalool wax la cubay ahaansho.
Wax neeftu ku xirantay noqosho (san). ld cugan1.
f.mg1
Wadaag:
C. ah: midab guduud furan ah.
Dermo inteeda midabka iyo naqshadda leh. ld casiin.
m.l
Wadaag:
Doorasho ay laba qof ku kala xushaan dad kula jaal noqonaya ciyaar lagu tartamayo, iyaadoo midba markiisa qof magacaabanaya.
ld cubtamid. ld cugtan1.
m.l
Wadaag: