Qeexid
"eeg cusub. ld cusayb (3), cusbaansho."
"eeg cusub. ld cusayb (3), cusbaansho."
Wadaag:
Wax cusbo lagu daray ahaansho (cunto).
Wax cusbo la mariyey ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Nooc cusbada ka mid ah oo dawo ahaan carruurta yaryar dabada looga xoqo.
m.dh
Wadaag:
Wax cusbadu ku badatay noqosho.
f.mg3
-baaday, -baatay
Wadaag:
(kiim.) Iskudhis ka kooban xidishe asiidh iyo mid beys, ama iskudhiska samaysma marka biri la falgasho asiidh ee haydarojiinta si buuxda ama dhiman loo barabixiyo.
m.dh
Wadaag:
Cunto cusbo ku darid.
Harag cusbo marin.
Ilmo, dabada cusbo kaga xoqid si loogu daaweeyo. 158
f.g2
-beeyay, -baysay
Wadaag:
Wax, wax kale ku tiirsan ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Budo midab hurdi ah leh oo qurxin awgeed haweenku u marsadaan.
m.l
Wadaag:
cufnaan u-eegan m.l (fiis.) Summad: d. Cufnaanta walax oo loo qaybshay cufnaanta biyaha. Cufnaan u-eegan (d) = cufnaanta walaxda (P)/cufnaanta biyaha (P). Mar haddii cufnaanta biyuhu ay le'egtahay 1000 kg/m3, cufnaanta u-eegan ee walaxi waxa le'egtahay 1/1,000 (hal kumaadka) cufnaanta walaxda.
Wadaag: