Qeexid

"eeg cusbee."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cusbayn oo kali ah:
  • Nasiib wanaag, waxan u tagay isagoo jiifa oo dhagaysanaya hees qaraamiya oo aan u malaynayo inaanay - dad badan dhagahooda ku cusbayn.
  • Dabcan Jabuuti igumay cusbayn oo dhawr jeer oo hore ayaan safaro kala duwan ku tagay, sidaas darteed qariib kumaan noqon, waxaanan ku degay oo uu Taxi-gii I geeyay hoteelka caanka ah ee Plienciel Hotel, oo ku yaala deegaan ishaada soo jiidanaya.