Qeexid
"Wax cusbo lagu daray ahaansho (cunto)."
Qeexid Xigta
Wax cusbo la mariyey ahaansho.
[-snaa, -snayd]
cusbaysan naa
cusbaysan nayd
f.mg4"Wax cusbo lagu daray ahaansho (cunto)."
Wax cusbo la mariyey ahaansho.
Wadaag:
Qof cuqubo ku dhacday ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
(-ooyin ..., m.l) (kiim.) Iskudhis u dhexeeya caadiga ah iyo haydarogsaydhka ama ogsaydhka.
m.dh
Wadaag:
Wax la cabbeeyey ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
U c.: wax caro haysa ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax caato ah ahaansho.
Wax dallan ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax masiibo ku dhacay ama la ileystay ahaansho.
Wax ceebaysan ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Weel wax la carariyey ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax ciiro qarisay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
(dii.) Qof wax jidbo hayso ahaansho. ld jadbaysan, jalbaysan, jibbaysan, jilbaysan.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax la caddeeyey ahaansho.
Wax caano lagu daray ahaansho (shaah).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag: