Qeexid
"(-ooyin ..., m.l) (kiim.) Iskudhis u dhexeeya caadiga ah iyo haydarogsaydhka ama ogsaydhka."
"(-ooyin ..., m.l) (kiim.) Iskudhis u dhexeeya caadiga ah iyo haydarogsaydhka ama ogsaydhka."
Wadaag:
Wax cusbo lagu daray ahaansho (cunto).
Wax cusbo la mariyey ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax la beeleeyey ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Qof cuqubo ku dhacday ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
(kiim.) Iskudhis ka kooban xidishe asiidh iyo mid beys, ama iskudhiska samaysma marka biri la falgasho asiidh ee haydarojiinta si buuxda ama dhiman loo barabixiyo.
m.dh
Wadaag:
Wax cusbadu ku badatay noqosho.
f.mg3
-baaday, -baatay
Wadaag:
Wax, wax cusub ka dhigid. ld cusboonaysii.
f.g2
-neeyay, -naysay
Wadaag:
Cunto cusbo ku darid.
Harag cusbo marin.
Ilmo, dabada cusbo kaga xoqid si loogu daaweeyo. 158
f.g2
-beeyay, -baysay
Wadaag:
Budo midab hurdi ah leh oo qurxin awgeed haweenku u marsadaan.
m.l
Wadaag: