Qeexid

"eeg cusboonee. ld cusboonaysiin."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cusboonayn oo kali ah:
  • Wuxuu yahay, uurka iyo gunta ka yahay, garasho xeel dheer oo abuur iyo cusboonayn leh, caraf iyo reexaan leh oo ku dheehan nolosha.
  • Meesha ay wax ka bilaabeen marka aynu maanta taariikhda ku qiimayno waxaa la odhan karaa hor u socosho ma ahayn ee waxay ahayd dib u noqosho: sidee baa iyada oo cusboonayn loo dan lee yahay haddana casrigii Rasuulka dib loogu noqonayaa?