Qeexid Xigta
ld cuskug1 (2).
ld cuskug1 (2).
Wadaag:
Fadhi gacmaha la laabto oo aan waxba la qaban.
ld cuskugid.
m.l
Wadaag:
Ul, derbi, geed iwm tabaryari awgeed miciinsasho.
Fikrad ama qodob sharci xigasho.
Eebbe miciin ka tuugid.
f.g3
-kaday, -katay
Wadaag:
Wax, wax kale ku tiirsan ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: