Qeexid
"eeg cuslee."
"eeg cuslee."
Wadaag:
Hawl, arrin iwm wax culus oo dhib leh ka dhigasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Wax culus noqosho.
Wax dhib leh noqosho.
f.mg3
-laaday, -laatay
Wadaag:
Wax miisan ku kordhin.
Arrin xalkeeda adkayn.
f.g2
-leeyay, -laysay
Wadaag: