Qeexid
"Harag ama saan isku jactadsan."
"Harag ama saan isku jactadsan."
Wadaag:
(-do, m.l) Harag ari oo qaab sibraar loo habeeyey, oo laga ganacsado. ld cokad.
m.dh
Wadaag:
cuddad cuddad m.dh (-do, m.l) 1. (u) Qalabka birtumuhu adeegasado oo dhan. 2. Birdhuuban, culus oo qalbka la tumayo hoostiiisa la dhigo; dubbad. 3. (u) Xirmo dhar ah.
Wadaag:
(-shyo, m.dh) Qof tabar dhigay da' awgeed. ld cuti1, xutush.
m.l
Wadaag: