Qeexid
"Ciyaar cuud dheelid."
[-day, -dday]
cuud2 ay
cuud2 day
f.mg1"Ciyaar cuud dheelid."
Wadaag:
Qori caraf udgoon leh oo la shito.
Jiriir badar oo aad loo yaryareeyey; xanbab.
Nooc ka mid ah cayaaraha dhallinyartu dheesho oo qori yaryar lagu faniijiyo, kaddibna inta ay yoolka u jirto lagu xisaabtamo. 4. ld cood.
m.l
Wadaag:
(f.g) Wax, meel cuud ku udgin.
(f.mg) Ka c.: cid rooxnaan, dhir udgoon uga shidid.
f.g
-iyay, -isay
Wadaag:
(-do, m.dh) (baay.) Dareere hurdi caddaan saafiya ah, kaasi oo soo hadha marka dhiiggu xinjiroobo kaddib, badanaana wuxuu ka kooban yahay balaasmo aan lahayn wakiillada xinjirowga dhiigga.
m.l
Wadaag:
Ciyaarta laylada godadkeeda mid ka mid ah oo bocool, dhagxaan iwm ka buuxaan.
C. ah: wax badan meel ku wada urursan.
m.l
Wadaag:
Hoore si tartiib ah uga dhergid.
f.g1
-day, -dday
Wadaag: