Qeexid

"(f.g) Wax, meel cuud ku udgin."

Qeexid Xigta

(f.mg) Ka c.: cid rooxnaan, dhir udgoon uga shidid.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cuudi oo kali ah:
  • Dowladaha Sacuudiga Iyo Iiraan ayaa ka mid ah dalalka Islaamka ee sida weyn u taageeray Dowlada cusub ee Soomaaliya markii la soo doortay Shariif Sh.
  • Sarkaal sare oo ka tirsan dawladda Sacuudiga ayaa sheegay shalay in dawladdiisu ay taageereyso oo kaliya qaraar qaramada midoobay oo ka dhana Ciraaq, laakiin aanay taageereyn weerar gaara oo uu Maraykanku kaligii ku qaado Ciraaq.