Qeexid
"Wax hullaab ku qarin (qof)."
[-uulay, -uushay]
cuul ulay
cuul ushay
f.mg1"Wax hullaab ku qarin (qof)."
Wadaag:
Weel caanood ama biyood qori dab ah gudihiisa oo dhan xoqid, si loo nadiifiyo. ld cug2.
f.g1
-ulay, -ushay
Wadaag:
Qori caraf udgoon leh oo la shito.
Jiriir badar oo aad loo yaryareeyey; xanbab.
Nooc ka mid ah cayaaraha dhallinyartu dheesho oo qori yaryar lagu faniijiyo, kaddibna inta ay yoolka u jirto lagu xisaabtamo. 4. ld cood.
m.l
Wadaag:
(f.g) Wax, meel cuud ku udgin.
(f.mg) Ka c.: cid rooxnaan, dhir udgoon uga shidid.
f.g
-iyay, -isay
Wadaag:
Ciyaarta laylada godadkeeda mid ka mid ah oo bocool, dhagxaan iwm ka buuxaan.
C. ah: wax badan meel ku wada urursan.
m.l
Wadaag:
cuurmid cusbo1 m.dh Wax cad oo leh dhadhan dhanaan oo cuntada lagu dhanaaniya. Dhulka ayaa laga qodaa, biyaha baddana waa ay ku jirtaa; milix.
Wadaag: