Qeexid
Qof wax la cuulay ahaansho.
[-naa, -nayd]
f.mg4Qof wax la cuulay ahaansho.
Fal / verb
f.mg4
Labdhedig: -lnaa, -lnayd
Qeexid: Wax la culay ahaansho. ld cugan2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -uulay, -uushay
Qeexid: Wax hullaab ku qarin (qof).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg cuulan. ld cuulnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Wax la cuuray ahaansho (weel).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-lmay, -lantay; -lmi) Wax isu ururay oo gadaal u gurtay noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -lnaa, -lnayd
Qeexid: Qof wax indhakuul marsadey ahaansho.
Qeexid Xigta: Indhaha agagaarkooda madow ku leh ahaansho (sac iwm)..
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg cuul.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: ld tuuran.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -rmay, -rantay
Qeexid: Wax aad u buuxa noqosho (weel).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Qori caraf udgoon leh oo la shito.
Qeexid Xigta: Jiriir badar oo aad loo yaryareeyey; xanbab.
Qeexid Kale: Nooc ka mid ah cayaaraha dhallinyartu dheesho oo qori yaryar lagu faniijiyo, kaddibna inta ay yoolka u jirto lagu xisaabtamo. 4. ld cood.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -lmay, -lantay
Qeexid: Boor, qiiq iwm wax kor isu taagay noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -lnay, -lnayd
Qeexid: Boor, qiiq iwm wax kor isu taagay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: cuurnaan cuurnaan m.f.dh eeg cuuran2. ld cuurnaansho.
m.l
Qeexid: Ciyaarta laylada godadkeeda mid ka mid ah oo bocool, dhagxaan iwm ka buuxaan.
Qeexid Xigta: C. ah: wax badan meel ku wada urursan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Ciyaar cuud dheelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Meel dhir badan oo jiq ah.
Qeexid Xigta: Dab, webi, bad iwm agtooda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Weel aad u buuxin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg cuqulee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax neeftu ku xirantay ahaansho (san).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Xoolo biyo ka dhergay ahaansho. ld cokan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]