Qeexid
"Weel aad u buuxin."
[-ray, -rtay]
cuur2 ay
cuur2 tay
f.g1"Weel aad u buuxin."
Wadaag:
Ciyaarta laylada godadkeeda mid ka mid ah oo bocool, dhagxaan iwm ka buuxaan.
C. ah: wax badan meel ku wada urursan.
m.l
Wadaag:
cuurmid cusbo1 m.dh Wax cad oo leh dhadhan dhanaan oo cuntada lagu dhanaaniya. Dhulka ayaa laga qodaa, biyaha baddana waa ay ku jirtaa; milix.
Wadaag:
Wax aad u buuxa noqosho (weel).
f.mg1
-rmay, -rantay
Wadaag:
Wax la cuuray ahaansho (weel).
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
(f.g) Wax, meel cuud ku udgin.
(f.mg) Ka c.: cid rooxnaan, dhir udgoon uga shidid.
f.g
-iyay, -isay
Wadaag: