Qeexid
"Weel aad u buuxsasho."
[-rtay, -ratay]
cuur tay
cuur atay
f.g3"Weel aad u buuxsasho."
Wadaag:
Dad ama xoolo ilmihii ugu horreeyey dhalid.
Cir, di'id billaabid.
f.mg3
-rtay, -ratay
Wadaag:
Ciyaarta laylada godadkeeda mid ka mid ah oo bocool, dhagxaan iwm ka buuxaan.
C. ah: wax badan meel ku wada urursan.
m.l
Wadaag:
Wax la cuuray ahaansho (weel).
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Wax aad u buuxa noqosho (weel).
f.mg1
-rmay, -rantay
Wadaag:
cuurmid cusbo1 m.dh Wax cad oo leh dhadhan dhanaan oo cuntada lagu dhanaaniya. Dhulka ayaa laga qodaa, biyaha baddana waa ay ku jirtaa; milix.
Wadaag:
Geed leh caleemo yaryar, miro kuuskuusan, macaan iyo laamo dhuudhuuban. ld caduur.
m.dh
Wadaag:
Boor ama qiiq madow oo kacsan.
Biyo dhoobo ku qasantahay oo aad u calawsan.
Midab xooluhu yeeshaan oo madow, guduud iyo cawl isugu dhafan.
m.dh
Wadaag:
Geedgaab leh caleen iyo miro yaryar oo ka baxa meelaha biyo mareenka ahi.
Midab cagaar khaafiif ah leh.
m.dh
Wadaag: