Qeexid
God gaar ahaaneed oo ka mid ah godadka lagu dheelo ciyaarta leylada oo qof u xiran.
God gaar ahaaneed oo ka mid ah godadka lagu dheelo ciyaarta leylada oo qof u xiran.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: ld cuurasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Weel aad u buuxin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Ciyaarta laylada godadkeeda mid ka mid ah oo bocool, dhagxaan iwm ka buuxaan.
Qeexid Xigta: C. ah: wax badan meel ku wada urursan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-ddo, m.dh) Wiilka ugu horeeya ee qof u dhasha. ld corad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid Xigta: Neef xoolo ah oo da' ama ka badan dhalay. ld corad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: Weel aad u buuxsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -rmay, -rantay
Qeexid: Wax aad u buuxa noqosho (weel).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Ciil.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Wax la cuuray ahaansho (weel).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Socoshada gaar ah haweeney gaboobtay oo butucsan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg cuur2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: 159
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: cuurmid cusbo1 m.dh Wax cad oo leh dhadhan dhanaan oo cuntada lagu dhanaaniya. Dhulka ayaa laga qodaa, biyaha baddana waa ay ku jirtaa; milix.
Qeexid: cuurnaan cuurnaan m.f.dh eeg cuuran2. ld cuurnaansho.
m.f.dh
Qeexid: eeg cuuro. ld cuurad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh ld cuurnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]