Qeexid
"(-bab, m.l) Qori ama bir la qabsado oo ku rakiban qalab goynta, jebinta, qodidda iwm loo adeegsado."
"(-bab, m.l) Qori ama bir la qabsado oo ku rakiban qalab goynta, jebinta, qodidda iwm loo adeegsado."
Wadaag:
Wax holac kulayl iyo iftiin leh oo ka dhasha gubashada.
Hub.
Danab. ld deb.
m.l
Wadaag:
Cudur leh shuban oo ku dhaca dhasha xoolaha markay dambar badan nuugaan.
ld doog2.
m.dh
Wadaag:
(f.g) Qalab daab u samaysasho.
(f.mg) Ku dhicid daab (dhasha xoolaha).
f.g
-btay, -batay
Wadaag:
Qalab goynta, jebinta, qodidda iwm loo adeegsado, qori ama bir la qabsado ku rakibid.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
ld dedeb. Si wax loo dhigo oo in yar ka leexsan jahadiisii hore, gudub. babac.
Si goynaysa jahada toosan ee ay wax u yaallaan.
D. ah: ilmo aan weli la gardaadin. 4. ld dadbid.
m.l
Wadaag:
(-byo, m.dh) Codsi ballanqaad leh oo cid wax lagu weyddiisto.
m.l
Wadaag:
Dhaqidda la dhaqo meelaha kaadida iyo saxaradu soo maraan; istanyo.
(-yo, m.dh) Cabir dhulka beeraha lagu cabiro (oo afar jibaal ah) oo le'eg 25 mitir.
Saxaro. 4. In yar oo biyo ah oo lagu istinjoon karo. 5. Dun, aleel, kuul iwm oo weelka lagu qurxiyo. 6. Hanti yar oo laga bixiyo gabar la guursaday oo hooyadeed la siiyo.
m.l
Wadaag:
Ninka tababbarka bilowga ah qaatay xagga ugaadhsiga, welise aan heer fiican gaarin.
m.l
Wadaag:
Xoolo koox-koox u socda si degdeg ah u rarid.
f.g1
-ulay, -ushay
Wadaag:
Wax la daabay ahaansho; wax daab loo yeelay ahaansho.
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag:
Qori, bir iwm oo dhul xoog ugu mudan si uu u xajiyo dhismo iwm.
Daloolada xanjada ka sameysan ee shinnidu malabka ku keydsato; kabar.
m.dh
Wadaag:
daa'in2 f.mg1 (-imay, -intay; -imi) Fal samayntiisa joogtaysasho; ku waarid. ld daayin2.
Wadaag: