Qeexid
"Qalab goynta, jebinta, qodidda iwm loo adeegsado, qori ama bir la qabsado ku rakibid."
[-bay, -btay]
daab3 ay
daab3 tay
f.g1"Qalab goynta, jebinta, qodidda iwm loo adeegsado, qori ama bir la qabsado ku rakibid."
Wadaag:
Ugaar, shimbir iwm dabin ku qabasho.
Timo soohid.
Il muddo yar isku hayn.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
(-bab, m.l) Qori ama bir la qabsado oo ku rakiban qalab goynta, jebinta, qodidda iwm loo adeegsado.
m.l
Wadaag:
Cudur leh shuban oo ku dhaca dhasha xoolaha markay dambar badan nuugaan.
ld doog2.
m.dh
Wadaag:
(f.g) Qalab daab u samaysasho.
(f.mg) Ku dhicid daab (dhasha xoolaha).
f.g
-btay, -batay
Wadaag:
(-lbay, -labtay; -lbi) Codsi ballanqaad leh oo wax lagu weyddiisanayo sameyn.
f.g1
Wadaag:
Wax la daabay ahaansho; wax daab loo yeelay ahaansho.
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag:
Xoolo koox-koox u socda si degdeg ah u rarid.
f.g1
-ulay, -ushay
Wadaag:
Ninka tababbarka bilowga ah qaatay xagga ugaadhsiga, welise aan heer fiican gaarin.
m.l
Wadaag:
(-dbay, -dabtay; -dbi) Wax si goyneysa jahada toosan ee uu u yaal u dhigid.
f.g1
Wadaag:
Wax xannibnaa faraha ka qaadid.
Hawl la hayay faraha ka qaadid.
Wax la caadaystay joojin.
f.g2
Wadaag:
daa'in2 f.mg1 (-imay, -intay; -imi) Fal samayntiisa joogtaysasho; ku waarid. ld daayin2.
Wadaag: