Qeexid
"ld daabakhaad (1)."
"ld daabakhaad (1)."
Wadaag:
Ninka tababbarka bilowga ah qaatay xagga ugaadhsiga, welise aan heer fiican gaarin.
m.l
Wadaag:
Wax dhawaan rimay noqosho (hal).
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Gelinta qoraal madbacad la geliyo.
Qoraal inta hal mar la daabaco. ld daabicid.
m.dh
Wadaag:
ld daabaqaad. Calaamad, summad, lagu dhigo neef iib u jooga.
Tartamidda cayaar turub laba dhinac oo iska soo horjeedaa ay u tartamaan foorooyin ay kala qabaan, in ay qolo keliya wareegto.
m.dh
Wadaag:
Wax la daabay ahaansho; wax daab loo yeelay ahaansho.
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag:
Dariishad; khalfad.
ld daaqo. Duub maro ah, cusub oo dhowr go' loo qaybin karo.
m.dh
Wadaag:
Qaangaarid.
Wax, wax ku ool ah noqosho.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Neef xoolo ah gawricid. ld dabaax2, dabax2.
f.g1
-xay, -xday
Wadaag:
D. ah: neef xoolo ah oo qalliin ku habboon.
D. ah: hilib aan tamooti ahayn.
ld daabaxid. ld dabaax1, dabax1, dibaax, dubaax.
m.l
Wadaag:
(-dyo, m.dh) Qalab yar oo sida badan dhagax jilicsan ama dhoobo ka samayan oo fooxa lagu shito.
m.l
Wadaag:
(-dyo/-ddo, m.dh) D. ah: libaax ama waraabe halis ah oo hilibka dadka ku nool.
m.l
Wadaag:
Xarar ku qurxin dhar iyadoo la adeegsanayo dun midabyo leh ama rinjii.
Qoraallo madbacadayn.
f.g1
Wadaag:
Neef xoolo ah oo la rarto ama la fuulo.
Nafley weyn oo la rumeysanyahay inay badda ku jirto, balse aan weligeed la arag.
m.dh
Wadaag:
Duub dun ah oo maryaha lagu xardho.
Dhar dun lagu xardhay.
(-cyo, m.dh) Meesha ay iska galaan daabka iyo birta toorreyda. 4. ld daabicid.
m.l
Wadaag: