Qeexid
"Neef xoolo ah gawricid. ld dabaax2, dabax2."
[-xay, -xday]
daabax2 ay
daabax2 day
f.g1"Neef xoolo ah gawricid. ld dabaax2, dabax2."
Wadaag:
D. ah: neef xoolo ah oo qalliin ku habboon.
D. ah: hilib aan tamooti ahayn.
ld daabaxid. ld dabaax1, dabax1, dibaax, dubaax.
m.l
Wadaag:
ld daabax1 (3), daabixid, dabaax1, dabaaxid, dabxid
m.f.dh
Wadaag:
(-xay, -xday; -bixi) Caloosha dadka iyo xoolaha hayn (shuban).
f.mg1
Wadaag:
Wax la daabay ahaansho; wax daab loo yeelay ahaansho.
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag:
Ninka tababbarka bilowga ah qaatay xagga ugaadhsiga, welise aan heer fiican gaarin.
m.l
Wadaag:
Duub dun ah oo maryaha lagu xardho.
Dhar dun lagu xardhay.
(-cyo, m.dh) Meesha ay iska galaan daabka iyo birta toorreyda. 4. ld daabicid.
m.l
Wadaag:
Xarar ku qurxin dhar iyadoo la adeegsanayo dun midabyo leh ama rinjii.
Qoraallo madbacadayn.
f.g1
Wadaag:
Maro, wax dabac lagu qurxiyay ahaansho.
Qoraal, wax la madbacadeeyay ahaansho.
f.mg4
-cnaa, -cnayd
Wadaag:
Qalab goynta, jebinta, qodidda iwm loo adeegsado, qori ama bir la qabsado ku rakibid.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
(f.g) Qalab daab u samaysasho.
(f.mg) Ku dhicid daab (dhasha xoolaha).
f.g
-btay, -batay
Wadaag:
Cudur leh shuban oo ku dhaca dhasha xoolaha markay dambar badan nuugaan.
ld doog2.
m.dh
Wadaag:
(-bab, m.l) Qori ama bir la qabsado oo ku rakiban qalab goynta, jebinta, qodidda iwm loo adeegsado.
m.l
Wadaag:
(-xay, -xday; -bixi) Calool ama xiidmo qaras ku jirtay, ka bixid.
f.mg1
Wadaag:
Gelinta qoraal madbacad la geliyo.
Qoraal inta hal mar la daabaco. ld daabicid.
m.dh
Wadaag:
Xoolo koox-koox u socda si degdeg ah u rarid.
f.g1
-ulay, -ushay
Wadaag: