Qeexid
"Dad, xoolo, alaab iwm oo badan si degdeg ah u daadgurayn."
[-ulay, -ushay]
daabbul lay
daabbul shay
f.g1"Dad, xoolo, alaab iwm oo badan si degdeg ah u daadgurayn."
Wadaag:
Xoolo koox-koox u socda si degdeg ah u rarid.
f.g1
-ulay, -ushay
Wadaag:
(-do, m.l) Xirmo ka kooban boqol marduuf oo jaad ah. ld daabbule.
m.dh
Wadaag:
Neef xoolo ah oo la rarto ama la fuulo.
Nafley weyn oo la rumeysanyahay inay badda ku jirto, balse aan weligeed la arag.
m.dh
Wadaag:
Dhogor cufan, dheer oo ka baxda qaarka hore ee libaaxa; shaash.
Timo jilicsan, dheer oo uu raggu la haro.
m.dh
Wadaag:
Cudur leh shuban oo ku dhaca dhasha xoolaha markay dambar badan nuugaan.
ld doog2.
m.dh
Wadaag:
(-bab, m.l) Qori ama bir la qabsado oo ku rakiban qalab goynta, jebinta, qodidda iwm loo adeegsado.
m.l
Wadaag:
Qalab goynta, jebinta, qodidda iwm loo adeegsado, qori ama bir la qabsado ku rakibid.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
(f.g) Qalab daab u samaysasho.
(f.mg) Ku dhicid daab (dhasha xoolaha).
f.g
-btay, -batay
Wadaag:
Xarig si isweydar ah lug iyo jeeni loogu xiro geela; weydaar.
Xarig la iskula xiro qoorta iyo xabadka faraska si uusan aad ugu ordin.
Hangool.
m.l
Wadaag:
Wax la daabay ahaansho; wax daab loo yeelay ahaansho.
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag:
Ninka tababbarka bilowga ah qaatay xagga ugaadhsiga, welise aan heer fiican gaarin.
m.l
Wadaag:
Xoolo, daddaabe ku xirid.
f.g2
-beeyay, -beysay
Wadaag:
Xarar ku qurxin dhar iyadoo la adeegsanayo dun midabyo leh ama rinjii.
Qoraallo madbacadayn.
f.g1
Wadaag:
Wax xannibnaa faraha ka qaadid.
Hawl la hayay faraha ka qaadid.
Wax la caadaystay joojin.
f.g2
Wadaag: