Qeexid
"Qof qoraallo madbaceeya."
Qeexid Xigta
Qof dharka daabaca.
"Qof qoraallo madbaceeya."
Qof dharka daabaca.
Wadaag:
Neef geel ah jilbaha korkooda ka xirid.
f.g2
-beeyay, -beysay
Wadaag:
(-bab, m.l) Qori ama bir la qabsado oo ku rakiban qalab goynta, jebinta, qodidda iwm loo adeegsado.
m.l
Wadaag:
Qalab goynta, jebinta, qodidda iwm loo adeegsado, qori ama bir la qabsado ku rakibid.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
(f.g) Qalab daab u samaysasho.
(f.mg) Ku dhicid daab (dhasha xoolaha).
f.g
-btay, -batay
Wadaag:
Cudur leh shuban oo ku dhaca dhasha xoolaha markay dambar badan nuugaan.
ld doog2.
m.dh
Wadaag:
Wax la daabay ahaansho; wax daab loo yeelay ahaansho.
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag:
Xoolo koox-koox u socda si degdeg ah u rarid.
f.g1
-ulay, -ushay
Wadaag:
Ninka tababbarka bilowga ah qaatay xagga ugaadhsiga, welise aan heer fiican gaarin.
m.l
Wadaag:
Awr jilbaha korkooda ka xirid.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Xarar ku qurxin dhar iyadoo la adeegsanayo dun midabyo leh ama rinjii.
Qoraallo madbacadayn.
f.g1
Wadaag:
Wax xannibnaa faraha ka qaadid.
Hawl la hayay faraha ka qaadid.
Wax la caadaystay joojin.
f.g2
Wadaag:
Dad, xoolo, alaab iwm oo badan si degdeg ah u daadgurayn.
f.g1
-ulay, -ushay
Wadaag:
Neef xoolo ah oo la rarto ama la fuulo.
Nafley weyn oo la rumeysanyahay inay badda ku jirto, balse aan weligeed la arag.
m.dh
Wadaag: