Qeexid Xigta

ld daabac1 (4), daabacaad.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daabicid oo kali ah:
  • Heshiiskii DF iyo Puntland galeen March 2013 oo qayb ka ahayd soo daabicida Shilin Somali ayuu sheegay inaan ilaa iyo hadda wax talaabo ah laga qaadin,isagoona raaciyay in Puntland ay ka tashan doonto xalka lacagahaasi.
  • Lacagtaas oo soo daabiciddeedii iyo imaatinkeedii toonna aanay ansixinin hay’adihii loogu talo galay markii ay ogaadeenna kuwii ay mas’uuliyaddooda ahayd ka aammusan yihiin ilaa maanta Miyaanayse ahayn oggolaansho ay siiyeen?