Qeexid

"(f.g) Qalab daab u samaysasho."

Qeexid Xigta

(f.mg) Ku dhicid daab (dhasha xoolaha).

Tusaalooyinka Isticmaalka

Tusaale

“Waxartu waa daabatay”.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Gudbe naxwe,

Gudbe / transitive