Qeexid
"Qabatoon; macaluul; diihaal."
"Qabatoon; macaluul; diihaal."
Wadaag:
D. ah: qof garasho yar oo aan wax lagu aamini karin.
m.l.kh
Wadaag:
Duub dun ah oo maryaha lagu xardho.
Dhar dun lagu xardhay.
(-cyo, m.dh) Meesha ay iska galaan daabka iyo birta toorreyda. 4. ld daabicid.
m.l
Wadaag:
D. ah: qof aan hanti lahayn oo qaraabadiisa, saaxiibbadiisa iwm hadba mid la cunteeya.
ld dabraacid.
m.l
Wadaag:
(f.g) Neef caloosha ka timaadda oo dhawaaq leh, afka ka sii deyn.
(f.mg) Nafley caatoobid. ld daaco2.
f.g
-cay, -cday
Wadaag:
Qof niyad samida ama mukhlisnimada uu muujinayo ay ka dhabtahay.
m.dh
Wadaag:
Neef dhawaaq leh, caloosha ka timaadda oo afka ka soo baxda.
Dhul godan oo aan dhir lahayn.
m.dh
Wadaag:
Timo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.
m.dh
Wadaag:
(f.g) In weyn oo wax hoore ah shubid.
(f.mg) Fatihid (webi).
f.g
-iyay, -isay
Wadaag:
Hunguri weynaan dheeraad ah oo wax loo yeesho.
Rabitaan.
ld damcid.
m.l
Wadaag:
Wax xannibnaa faraha ka qaadid.
Hawl la hayay faraha ka qaadid.
Wax la caadaystay joojin.
f.g2
Wadaag: