Qeexid
"(f.g) Neef caloosha ka timaadda oo dhawaaq leh, afka ka sii deyn."
Qeexid Xigta
(f.mg) Nafley caatoobid. ld daaco2.
[-cay, -cday]
daac2 ay
daac2 day
f.g"(f.g) Neef caloosha ka timaadda oo dhawaaq leh, afka ka sii deyn."
(f.mg) Nafley caatoobid. ld daaco2.
Wadaag:
Xarar ku qurxin dhar iyadoo la adeegsanayo dun midabyo leh ama rinjii.
Qoraallo madbacadayn.
f.g1
Wadaag:
(-cay, -cday; -fici) Wax iska celin ama cid kale ka celin. ld difaac2.
f.g1
Wadaag:
(-cay, -cday; -lici) Dayax ama qorrax soo muuqasho.
f.mg1
Wadaag:
Cayayaan baallalley ah, waqtiyada roobka la arko oo ilayska ku soo yaaca; hawtal-hamag.
m.dh.u
Wadaag:
Qof niyad samida ama mukhlisnimada uu muujinayo ay ka dhabtahay.
m.dh
Wadaag:
Timo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.
m.dh
Wadaag:
(-cay, -cday; -yici) Wax baylihin ama xannaana xumayn. ld daayac2.
f.g1
Wadaag:
Neef dhawaaq leh, caloosha ka timaadda oo afka ka soo baxda.
Dhul godan oo aan dhir lahayn.
m.dh
Wadaag:
Hunguri weynaan dheeraad ah wax u yeelasho (cid).
Wax rabid (cid).
f.mg1
Wadaag:
(f.g) In weyn oo wax hoore ah shubid.
(f.mg) Fatihid (webi).
f.g
-iyay, -isay
Wadaag: