Qeexid
"Daacadnimo la'aan."
"Daacadnimo la'aan."
Wadaag:
Qof niyad samida ama mukhlisnimada uu muujinayo ay ka dhabtahay.
m.dh
Wadaag:
(f.g) Neef caloosha ka timaadda oo dhawaaq leh, afka ka sii deyn.
(f.mg) Nafley caatoobid. ld daaco2.
f.g
-cay, -cday
Wadaag:
eeg dabeecadxun. ld dabeecadxumaansho, dabeecadxumi, dabeecadxumo.
m.f.dh
Wadaag:
(f.g) In weyn oo wax hoore ah shubid.
(f.mg) Fatihid (webi).
f.g
-iyay, -isay
Wadaag:
Timo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.
m.dh
Wadaag:
Neef dhawaaq leh, caloosha ka timaadda oo afka ka soo baxda.
Dhul godan oo aan dhir lahayn.
m.dh
Wadaag:
(-rmay, -rantay; -rmi) Qof, cunto uu cunay ku bukooday oo naqas qurmoon bixinaya noqosho. ld dacawashiir2.
f.mg1
Wadaag:
Daaco ur qurmoon oo ka timaadda calool cunto kala duwan qaadatay. ld dacwashiir1.
m.l
Wadaag: