Qeexid

"D. ah: neef aad caato u ah."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daaci oo kali ah:
  • Sidaas awgeedna, waxaan dadka Soomaaliyeed xasuusinaynaa in manta la joogo qarnigii 21, ayna tahay waqtigii dadka Xamar af iyo adinba uga soo horjeesan lahaayeen wax kasta oo xagal-daacin ku ah, ka tilaabsiga iyo ka fogaanshaha dhaqanka qabyaaladeed.
  • Waxaase hore umarka ay wadaan wiiqaya oo lugta jiidaya Dawladdii u noqon lahayd Udub-dhexaad adag hore umarka ay higsanayaan oo barbarkeedii xagal-daacisay ama aad odhankarto barbarkeedii way cidleysay.