Qeexid
"(f.g) In weyn oo wax hoore ah shubid."
Qeexid Xigta
(f.mg) Fatihid (webi).
[-iyay, -isay]
daaci2 yay
daaci2 say
f.g"(f.g) In weyn oo wax hoore ah shubid."
(f.mg) Fatihid (webi).
Wadaag:
(f.g) Neef caloosha ka timaadda oo dhawaaq leh, afka ka sii deyn.
(f.mg) Nafley caatoobid. ld daaco2.
f.g
-cay, -cday
Wadaag:
Qof niyad samida ama mukhlisnimada uu muujinayo ay ka dhabtahay.
m.dh
Wadaag:
Neef dhawaaq leh, caloosha ka timaadda oo afka ka soo baxda.
Dhul godan oo aan dhir lahayn.
m.dh
Wadaag:
Timo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.
m.dh
Wadaag:
daa'in2 f.mg1 (-imay, -intay; -imi) Fal samayntiisa joogtaysasho; ku waarid. ld daayin2.
Wadaag:
Wax xannibnaa faraha ka qaadid.
Hawl la hayay faraha ka qaadid.
Wax la caadaystay joojin.
f.g2
Wadaag: