Qeexid

"Neef dhawaaq leh, caloosha ka timaadda oo afka ka soo baxda."

Qeexid Xigta

Dhul godan oo aan dhir lahayn.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine