Qeexid

"Cudur calooleed aad halis u ah, dhaqso u faafa oo leh shuban badan oo biyo ah. ld daacuun-calooleed, daacuuncaloolo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daacuun oo kali ah:
  • Baaritaanno lagu sameeyay saxaro laga qaaday 30-bukaan ayay WHO sheegtay in 18 ka mid ah laga helay daacuunka, iyadoo sheegtay in cudurkan uu halis weyn ku hayo dadka barkaacayaasha ah iyo caruurta.
  • Hase yeeshee wuxuu sheegay Maamuluhu in caalaamadaha aan ku hayno cudurkan uu yahay Shuban biyood oo aanu gaarin daacuun Caloole.