Qeexid
"Biyo badan oo ka yimid roob da'ay ama webi fatahay faafid."
[-day, -dday]
daad3 ay
daad3 day
f.mg1"Biyo badan oo ka yimid roob da'ay ama webi fatahay faafid."
Wadaag:
Wax meel ay ku jireen ka geddin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-dad, m.l) (juqr.) Biyo si kedis ah oo dar-dar ah u shubma ee uu gaar ahaan keeno roobka weyn ee ka da'a waadiyada meelaha lamadegaan-u-ekeyaasha ah.
m.l
Wadaag:
Biyo xoog leh oo faafa oo ka yimaadda roob da'ay ama webi fatahay.
Qaybta roobka ka mid ah oo ugu dambaysti gaarta duruuraha.
m.l
Wadaag:
Wax meel ku jiray qubasho.
Qosol la d.: ilaa laga ilmeeyay qoslid (dad badan).
f.mg3
-aatay, -aadatay
Wadaag:
Wax xannibnaa faraha ka qaadid.
Hawl la hayay faraha ka qaadid.
Wax la caadaystay joojin.
f.g2
Wadaag:
daa'in2 f.mg1 (-imay, -intay; -imi) Fal samayntiisa joogtaysasho; ku waarid. ld daayin2.
Wadaag: