Qeexid

"(-gyo, m.dh) Meel taag ah gollaheeda."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daaddeg oo kali ah:
  • Wuxuu hoos ugu daaddegey siyaabihii hormuudyadii hore ee maansadeennu ay wax u curin jireen iyo tabihii iyaga qudhooda ay bulshadu ku kala saari jirtey.
  • Inta aan arrimaha rasmiga ah loo daaddegin, haasaawaha hor-dhaca ah ayey fekrad kaga qaataan Madax-weynaha.