Qeexid
"ld daaduf1."
"ld daaduf1."
Wadaag:
(-fyo, m.dh) Qof shaqsiyaddiisu liidato oo cayr ah. ld daadduf1.
m.l
Wadaag:
(-umay, -untay; -umi) Cayrnimo darteed la bayhoofid. ld daanduun2.
f.mg1
Wadaag:
Feer, laad iwm cid dhulka la dhigid. ld daadduunsii, daanduumi, daanduunsii.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
eeg daadduumi. ld daadduunsiin, daanduumin, daanduun siin.
m.f.dh
Wadaag:
Eray carruurta yaryar lagu yiraahdo kolka gacnaha la hayo oo socodka la barayo.
m.dh
Wadaag:
Qof cayrnimo darteed la carcaraafid. ld daadduf2.
f.mg1
-fay, -ftay
Wadaag:
(-shayaal, m.l/dh) Budh weyn oo lagu dagaalamo. ld daanduunshe.
m.l
Wadaag:
Ilmo yar socod barid.
Wax si tartiib ah u wadid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Ka d.: meel taag ah hoos uga dhaadhicid.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag:
(-gyo, m.dh) (juqr.) Qayb ka mid ah webiga oo socoshada biyaheedu ay ka dheerayso socoshada caadiga ah ee biyaha. Waxa laga yaabaa inay sababto tiirada oo janjeerkeedu si kedis ah kor ugu kaco, ama adkaysiga dhadhaabaha biyuhu dul marayaan oo aan isla ekayn.
m.l
Wadaag:
(-dad, m.l) (juqr.) Biyo si kedis ah oo dar-dar ah u shubma ee uu gaar ahaan keeno roobka weyn ee ka da'a waadiyada meelaha lamadegaan-u-ekeyaasha ah.
m.l
Wadaag:
Wax meel ay ku jireen ka geddin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: