Qeexid
"Feer, laad iwm cid dhulka la dhigid. ld daadduunsii, daanduumi, daanduunsii."
[-iyay, -isay]
daadduum yay
daadduum say
f.g2"Feer, laad iwm cid dhulka la dhigid. ld daadduunsii, daanduumi, daanduunsii."
Wadaag:
eeg daadduumi. ld daadduunsiin, daanduumin, daanduun siin.
m.f.dh
Wadaag:
(-umay, -untay; -umi) Cayrnimo darteed la bayhoofid. ld daanduun2.
f.mg1
Wadaag:
(-shayaal, m.l/dh) Budh weyn oo lagu dagaalamo. ld daanduunshe.
m.l
Wadaag:
Eray carruurta yaryar lagu yiraahdo kolka gacnaha la hayo oo socodka la barayo.
m.dh
Wadaag:
Ku d.: wax culus si khasab ah ku wadid.
f.g1
-cay, -cday
Wadaag:
Ilmo yar socod barid.
Wax si tartiib ah u wadid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Ka d.: meel taag ah hoos uga dhaadhicid.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag:
(-gyo, m.dh) (juqr.) Qayb ka mid ah webiga oo socoshada biyaheedu ay ka dheerayso socoshada caadiga ah ee biyaha. Waxa laga yaabaa inay sababto tiirada oo janjeerkeedu si kedis ah kor ugu kaco, ama adkaysiga dhadhaabaha biyuhu dul marayaan oo aan isla ekayn.
m.l
Wadaag: