Qeexid
"eeg daad2."
"eeg daad2."
Wadaag:
Wax meel ay ku jireen ka geddin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax meel ku jiray qubasho.
Qosol la d.: ilaa laga ilmeeyay qoslid (dad badan).
f.mg3
-aatay, -aadatay
Wadaag:
Biyo badan oo ka yimid roob da'ay ama webi fatahay faafid.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Biyo xoog leh oo faafa oo ka yimaadda roob da'ay ama webi fatahay.
Qaybta roobka ka mid ah oo ugu dambaysti gaarta duruuraha.
m.l
Wadaag:
(-dad, m.l) (juqr.) Biyo si kedis ah oo dar-dar ah u shubma ee uu gaar ahaan keeno roobka weyn ee ka da'a waadiyada meelaha lamadegaan-u-ekeyaasha ah.
m.l
Wadaag: