Qeexid
"(daaw.) Halamacoodka xuubka isha iyo baalasha kaasoo gaduuta oo barara soona daaya biyo ama malax."
"(daaw.) Halamacoodka xuubka isha iyo baalasha kaasoo gaduuta oo barara soona daaya biyo ama malax."
Wadaag:
Iyadoo waajibka xajka la gudanayo, kacbada wareeg ku samayn.
Socod badan oo warwareeg ku jiro samayn.
f.g1
-fay, -ftay
Wadaag:
Dad ama xoolo, wax darxumo iyo rafaad ka muuqdo noqosho.
Ceel, biyo ka gurid.
f.mg1
-fay, -ftay
Wadaag:
Nooc ka mid ah badarka oo aad u yaryar, canjeeladana laga sameeyo.
m.dh
Wadaag:
(f.g) Neef xoola ah dar kale u gudbid.
(f.mg) Dar buux-dhaafid.
f.g
-fay, -ftay
Wadaag:
(fiis.) Daafad xariiqeed (p) ee walax waa taranta cufkeeda (m) iyo keynaanka (v) ee walaxda. Daafaddu waa xaddi leeb oo u jeeda dhanka jihada keynaanka.
m.dh
Wadaag:
Wax xannibnaa faraha ka qaadid.
Hawl la hayay faraha ka qaadid.
Wax la caadaystay joojin.
f.g2
Wadaag:
daa'in2 f.mg1 (-imay, -intay; -imi) Fal samayntiisa joogtaysasho; ku waarid. ld daayin2.
Wadaag: