Qeexid

"ld daaficid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daafac oo kali ah:
  • Kooxda gobolka Karkaar, ayaa ciyaartoodu ay tahay mid dagan, waxayna ku xoogan yihiin difaaca iyo dhexda, waxaana u suurtagali karta haddi ay bilowga Ciyaarta ay gool ama goolal dhashadaan in daafacdaan.
  • Shukri ayaa tibaaxday inay Idaacada daafacayaan ciidamo hubeysan hadii ciidamada Dowlada KMG Somalia isku dayaan inay idaacada soo weeraraan.