Qeexid
"ld daaficid."
"ld daaficid."
Wadaag:
(-cay, -cday; -fici) Wax iska celin ama cid kale ka celin. ld difaac2.
f.g1
Wadaag:
Baadbaadinta qof naftiisa ka badbaadiya halis ku soo fool leh. ld isdifaac1.
m.l
Wadaag:
Ka hortagidda laga hortago halis cid ku soo fool leh.
m.dh
Wadaag:
(fiis.) Daafad xariiqeed (p) ee walax waa taranta cufkeeda (m) iyo keynaanka (v) ee walaxda. Daafaddu waa xaddi leeb oo u jeeda dhanka jihada keynaanka.
m.dh
Wadaag:
Duub dun ah oo maryaha lagu xardho.
Dhar dun lagu xardhay.
(-cyo, m.dh) Meesha ay iska galaan daabka iyo birta toorreyda. 4. ld daabicid.
m.l
Wadaag:
D. ah: qof garasho yar oo aan wax lagu aamini karin.
m.l.kh
Wadaag:
Nooc ka mid ah badarka oo aad u yaryar, canjeeladana laga sameeyo.
m.dh
Wadaag:
(daaw.) Halamacoodka xuubka isha iyo baalasha kaasoo gaduuta oo barara soona daaya biyo ama malax.
m.l
Wadaag:
Cudur halis ah, sangoror leh oo fardaha ku dhaca. ld darfac, dirfac.
m.l
Wadaag:
Hunguri weynaan dheeraad ah oo wax loo yeesho.
Rabitaan.
ld damcid.
m.l
Wadaag:
daa'in2 f.mg1 (-imay, -intay; -imi) Fal samayntiisa joogtaysasho; ku waarid. ld daayin2.
Wadaag: