Qeexid

"Dibdhac; raagis; dubudhac."

Qeexid Xigta

ld daahid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daah oo kali ah:
  • Muuse iyo Xaaji Daahir, waxay labadooduba cadeeyeen in si dhakhso ah loo bilaabi doono dhismaha waddadaas, Ciiddal-udxaha dabadeedna ay dib u bilaabayaan ololaha qaadhaan ururinta, si laysugu geeyo oo hawsha loo bilaabo.
  • Rabadaanta hudheeladu wey furraan jireen laakiin daahyo dheeraad ayaa lagu xidhi jiray.