Qeexid
"(dii.) Aan najaso lahayn; nadiif."
Qeexid Xigta
Sida muuqata ama muqaalka guud.
"(dii.) Aan najaso lahayn; nadiif."
Sida muuqata ama muqaalka guud.
Wadaag:
(dii.) Soo ifbixid; soo bixid. Tus. “Nebi Maxamed (s.c.s) wuxuu soo daahiray muddo laga joogo 14 qarni iyo hodhodho”.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
(dii.) Wax nijaaso ka bi'in.
Wax, wax muuqda oo bayaan ah ka dhigid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Dhibaato waxyeello weyn leh; masiibo; belo.
Qof aad u caqli badan oo iloodi ah.
m.dh
Wadaag:
Cid ama wax kale meel ay waqti xaddidan tegi lahayd dib uga dhacsiin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Neeftuur xooluhu sameeyaan marka ay qorrax kulul qabato. ld haraahir1, haraanhir1, hiraanhir1.
m.l
Wadaag:
Raagid; dib u dhicid.
Ka soo d.: madaxqaad; cudur ka kicid; diif cudur ka muuqato.
f.mg1
-hay, -hday
Wadaag:
(-hyo, m.dh) (riw.) D. masraxiyeed: ilxir loo adeegsado goobta masraxiyadda.
m.l
Wadaag:
Xabad.
(-rar, m.l) Daloolka yar ee haruubka dhiisha ama haanta.
(-rar, m.l) Cuf yar oo la geliyo daloolka haruubka dhiisha ama haanta. 4. Hilib jiir ah oo sararta inteeda dambe ee araxda xigta saaran.
m.l
Wadaag: