Qeexid
"(dii.) Soo ifbixid; soo bixid. Tus. “Nebi Maxamed (s.c.s) wuxuu soo daahiray muddo laga joogo 14 qarni iyo hodhodho”."
[-ray, -rtay]
daahir2 ay
daahir2 tay
f.mg1"(dii.) Soo ifbixid; soo bixid. Tus. “Nebi Maxamed (s.c.s) wuxuu soo daahiray muddo laga joogo 14 qarni iyo hodhodho”."
Wadaag:
(dii.) Aan najaso lahayn; nadiif.
Sida muuqata ama muqaalka guud.
m.l
Wadaag:
(dii.) Wax nijaaso ka bi'in.
Wax, wax muuqda oo bayaan ah ka dhigid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Dhibaato waxyeello weyn leh; masiibo; belo.
Qof aad u caqli badan oo iloodi ah.
m.dh
Wadaag:
Cid ama wax kale meel ay waqti xaddidan tegi lahayd dib uga dhacsiin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Nafley qorrax kulul qabatay neeftuur samayn. ld haraahir2, haraanhir2, hiraanhir2.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Raagid; dib u dhicid.
Ka soo d.: madaxqaad; cudur ka kicid; diif cudur ka muuqato.
f.mg1
-hay, -hday
Wadaag:
(-hyo, m.dh) (riw.) D. masraxiyeed: ilxir loo adeegsado goobta masraxiyadda.
m.l
Wadaag:
Wax shidid (dab); wax ifid (nal, feynuus iwm).
Taabasho; maagid; daandaansi.
Qof dilid; qof rayd.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag: